FAALO: DOORASHADII PUNTLAND & SHEEKOOYINKII KUJIRAY (daawo)

Wiil iyo Aabihii oo labo Urur ka kala tirsanaa | Walaalo ka soo kala baxay laba Urur Siyaasadeed | Lamaane is qaba oo ku soo baxay hal Gole Deegaan |Hooyo ku dhex foolatay safka hore ee codaynta | 80 Jir ku faraxsan in uu codkiisa ku ciilbaxo |Doorshadii Puntland ayey ku jireen sheekooyinkan xiisaha gaarka ah leh | Wariye Mohamed Ibrahim Geelle ayaa warbixintan ka diyaariyey


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com