Al-shabaab oo sheegtay inay dileen sarkaalkii dowladda ee Ceelasha Biyaha

HomeWararka

Al-shabaab oo sheegtay inay dileen sarkaalkii dowladda ee Ceelasha Biyaha

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay inay dileen Mustafe Beer dilaacshe oo ahaa sarkaalkii ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya ee deegaanka Ceelasha B

Sanduuqa Madow ee diyaaradii ku burburtay Ethiopia oo la helay
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Maraykanka oo ka digay Weeraro Qaraxyo ah oo ka dhaca Magaalada Muqdisho

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay inay dileen Mustafe Beer dilaacshe oo ahaa sarkaalkii ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya ee deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.

Weerarka ayaa kadhacay isla deegaanka, waxaana ay ururka Al-shabaab sidoo kalle ku sheegeen inay ku dileen laba ka mid ah ilaalada taliyaha geeriyooday.

Majirto wax war ah oo hay’adaha ammaanka ay kasoo saareen sheegashada ururka Al-shabaab.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Nuurkanederland 6 years ago

    WHO REALY IS ISIS & ALSHABAB!?
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE. OK.
    ALSHABABNA KA AG FIIRI CIA,MOSSAD & SIS.
    WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTEENA IYO IN LAGU BURBURIYO QARANIMADEENA, SHARAFTEENA IWM.
    ALSHABAB+XERADA XALANE+AMISOM+UNSOM=ONE=QANDARAASLAYAAL HOOS KA WADA SOCDA HAL MEELNA DHAQAALAHA LAGA SIIYO.
    THEY ARE TOILET PAPER.

  • Xaqdaradiina ku jira Lama ARAG lamana maqal ruux islaama baan dilay bay yiraahdaan maalin walba ku jira ka BEEN sheegida DIINTA islaamka

DISQUS: