Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay inay dileen Mustafe Beer dilaacshe oo ahaa sarkaalkii ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya ee deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.
Weerarka ayaa kadhacay isla deegaanka, waxaana ay ururka Al-shabaab sidoo kalle ku sheegeen inay ku dileen laba ka mid ah ilaalada taliyaha geeriyooday.
Majirto wax war ah oo hay’adaha ammaanka ay kasoo saareen sheegashada ururka Al-shabaab.
U Jawaab Nuurkanederland Buri halceliska