Qaban qaabada Aaska Marxuum Eng Abshir Muuse Siciid oo Qardho laga dareemayo (dhegayso)

HomeWararka

Qaban qaabada Aaska Marxuum Eng Abshir Muuse Siciid oo Qardho laga dareemayo (dhegayso)

Allaha u naxariiste Maalinta berito ah waxaa lagu Wadda Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar in la keeno meydka Marxuum Eng Abshir Muuse Sicii

Dalalka Paris Club oo Soomaaliya ka cafiyey deyn dhan 1.4 bilyan
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo digniin u diray Askarta Isticmaasha Maandooriyaha
Waxgaradka gobalka Mudug oo si kulul uga hadlay Amaanka Gaalkacyo (dhegayso)

Allaha u naxariiste Maalinta berito ah waxaa lagu Wadda Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar in la keeno meydka Marxuum Eng Abshir Muuse Siciid oo kamid ahaa Aas Asayaashi Puntland oo Todobaadki horre ku geeriyooday dalka Ingiriiska.

Saraakisha Amniga Magaaladda Qardho ayaa Daljir uga waramay Sugidda Amniga Qardho maadama Wafuud Caalmiya ay kaso qayb galayaan Aaska Marxuumka.

Taliyaha Saldhiga Qardho Abshir Maxamed Cabaas ayaa Radio Daljir u sheegay in Amniga Guud ee Qardho uu yahay mid wanaagsan ,isla markaana Ciidanka Amniga ay wajibadkooda gudanayaan sugayaana Amniga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: