Qaban qaabada Aaska Marxuum Eng Abshir Muuse Siciid oo Qardho laga dareemayo (dhegayso)

Allaha u naxariiste Maalinta berito ah waxaa lagu Wadda Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar in la keeno meydka Marxuum Eng Abshir Muuse Siciid oo kamid ahaa Aas Asayaashi Puntland oo Todobaadki horre ku geeriyooday dalka Ingiriiska.

Saraakisha Amniga Magaaladda Qardho ayaa Daljir uga waramay Sugidda Amniga Qardho maadama Wafuud Caalmiya ay kaso qayb galayaan Aaska Marxuumka.

Taliyaha Saldhiga Qardho Abshir Maxamed Cabaas ayaa Radio Daljir u sheegay in Amniga Guud ee Qardho uu yahay mid wanaagsan ,isla markaana Ciidanka Amniga ay wajibadkooda gudanayaan sugayaana Amniga.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com