Kulanka Haweenka – Taxanaha 32aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

HomeARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 32aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 32aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kul

ARDAA: Xalqadii 25aad ee Taxanayaasha ARDAA
ARDAA: Xalqadii 39aad iyo Qaybtii 2aad ee Waaxda Tayodhowrka Puntland (dhegayso)
Kulanka Haweenka – Taxanaha 33aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka – Taxanaha 32aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka.

Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd).

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: