Faysal Cali Waraabe o sheegay in imaraadku ogolaaday in Baasaboorka Somaliland dalkooda ku gali karaan

HomeWararka

Faysal Cali Waraabe o sheegay in imaraadku ogolaaday in Baasaboorka Somaliland dalkooda ku gali karaan

Guddoomiyah Xisbiga Mucaaridka ah ee Maamulka Somaliland Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dowladda Imaaraadka Carabta ay ka oggolaatay in Baasa

Hawlgal lagu furayey wadooyin hore u xirnaa oo laga sameyey Ceelasha Biyaha (Daawo)
Madaxweyne Xasan sheekh oo shir ugu baaqay dowlad gobaleedyada
Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Waddooyin ku Bur-buray Roobabkii ka Da’ay Gobolka Sool (Daawo)

Guddoomiyah Xisbiga Mucaaridka ah ee Maamulka Somaliland Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dowladda Imaaraadka Carabta ay ka oggolaatay in Baasaboorka Somaliland ay ku tagaan dalkaas.

Waxaa uu ka hadlayay heshiis Maamulka Somaliland iyo Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ku dhexmaray Magaalada Dubai ee dalkaasi.

Faysal waxaa uu sheegay in Baasaboorka Somaliland lagu tagayo Imaaraadka sidoo kalena ay dowladda Imaaraadka kala shaqeyneyso Maamulkooda sidii ay Waddamada kale ee Khaliijka u oggolaan lahaayeen.

Dhinaca kale waxaa uu sheegay in Imaaraadka uu ballan qaaday dhismaha Labo Isbitaal oo uu ka dhisayo Gudaha Somaliland sidoo kalena ay mahsaariic ka fulinayaan gudah maamulka Somaliland.

Dhinaca kale Faysal waxaa uu sheegay in ay sameynayaan Baasaboor cusub oo E-Baasaboor ah,kaas oo uu sheegay in uu yahay midka ay hadda Adduunyada u guurtay marka ay kaas sameystaanna lagu tagayo waddamo ay ka midyihiin

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: