Gudoomiye Muudeey oo Sharci ku tilmaamay Mooshinkii laga keenay Jawaari (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiye Muudeey oo Sharci ku tilmaamay Mooshinkii laga keenay Jawaari (dhegayso)

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabduweli Ibraahim Muudeey ahaana Shaqsigii qabtay mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Gol

Nabadoon Xaad: “Madaxweynihii xilkiisu dhammaaday isagaa is doortay warkii waxgaradka Soomaaliyeed waa diiday, kii caalamka wuu diiday” (daawo)
Shirkadda hirgelisey Dekedda Garacad haddana gacanta ku haysa mashruuca 3G Corridor
Shil Khasaare Geeystay oo ka Dhacay Duleedka Garoowe

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabduweli
Ibraahim Muudeey ahaana Shaqsigii qabtay mooshinkii laga gudbiyay
Gudoomiyaha Golasha Shacabka ayaa ka hadlay go’aankii ay mooshinkaas
ku laaleen gudiga joogtada.

Shir Jaraa’id uu Muqdisho Xalay Warbaahinta ugu qabtay ayaa waxa uu
sheegay in Gudiga joogtada ee Golaha Shacabka uu isaga kaliya u yeero
karo Go’aankii ay mooshinkaas ku laaleena uusan waxba ka jirin.

Waxa uu sheegay in mooshinkii uu qabtay ee laga gudbiyay guddoomiyaha
Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu yahay mid sharci ah
oo aysan jirin cid burburin karta,isla markaana mooshinkaas ay u soo
gudbiyeen 107 Xildhibaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: