Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Gudoomiye Jawaari oo wali ku adkeysanaya Go’aankooda (dhegayso)

Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Gudoomiye Jawaari oo wali ku adkeysanaya Go’aankooda (dhegayso)

Xalay Magaalada Muqdisho waxaa kulan xasaasi ah ku yeeshay
xildhibaanadii shalay sheegay in ay mooshinka ka gudbiyeen Gudoomiyaha
Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Xildhibaanada ayaa waxa ay siweyn uga hadleen kulankii ay yeesheen
Gudiga joogtada Golaha Shacabka kaas oo lagu laalay mooshinkii ay ka
gudbiyeen gudoomiyaha.

Shir Jaraa’id oo uu kulanka kadib Warbaahinta u qabtay Xildhibaan
Cabdi Cali oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in
Guddiga joogtada aysan ka hadli Karin mooshinka ay ka gudbiyeen
Gudoomiyaha oo uu ku eedeeyay in uu sharciga jebiyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com