Nabadoon Xaad: “Madaxweynihii xilkiisu dhammaaday isagaa is doortay warkii waxgaradka Soomaaliyeed waa diiday, kii caalamka wuu diiday” (daawo)

Nabadoon Xaad: “Madaxweynihii xilkiisu dhammaaday isagaa is doortay warkii waxgaradka Soomaaliyeed waa diiday, kii caalamka wuu diiday” (daawo)

Nabadoon Maxamed Xassan Xaad oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir “Madaxweynihii xilkiisu isagaa is doortay warkii waxgaradka Soomaaliyeed waa diiday, kii caalamka waa diiday, sharcigii waa diidey, marka Aragtidaas guracan cida lagu xukumi doono waa arki doonaa,”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com