Gudoomiye Muudeey oo Sharci ku tilmaamay Mooshinkii laga keenay Jawaari (dhegayso)

Gudoomiye Muudeey oo Sharci ku tilmaamay Mooshinkii laga keenay Jawaari (dhegayso)

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabduweli
Ibraahim Muudeey ahaana Shaqsigii qabtay mooshinkii laga gudbiyay
Gudoomiyaha Golasha Shacabka ayaa ka hadlay go’aankii ay mooshinkaas
ku laaleen gudiga joogtada.

Shir Jaraa’id uu Muqdisho Xalay Warbaahinta ugu qabtay ayaa waxa uu
sheegay in Gudiga joogtada ee Golaha Shacabka uu isaga kaliya u yeero
karo Go’aankii ay mooshinkaas ku laaleena uusan waxba ka jirin.

Waxa uu sheegay in mooshinkii uu qabtay ee laga gudbiyay guddoomiyaha
Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu yahay mid sharci ah
oo aysan jirin cid burburin karta,isla markaana mooshinkaas ay u soo
gudbiyeen 107 Xildhibaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com