Dowladda Somalia iyo Dowlad Goboleedyada oo ku heshiiyay Midaynta Canshuuraha Dalka (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Somalia iyo Dowlad Goboleedyada oo ku heshiiyay Midaynta Canshuuraha Dalka (dhegayso)

Shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Wasiirada Maaliyadda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa kaga hadlay dar-dargelinta arrim

Mustaqbal & Boosaaso iyo Nabadoon Xarago
Wacaal daray ah: Golaha Wasiiradda Puntland oo lagu dhawaaqay (Daawo)
MKX ASWJ Gobolada Dhexe: “Dagaalka Xeraale waxaa Abaabulay Galmudug”

Shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Wasiirada Maaliyadda
Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa kaga hadlay
dar-dargelinta arrimaha hanaanka qaadista canshuuraha Dalka iyo sidii
loo midayn lahaa,iyagoo maanta si gaar ah uga wada hadlay kana
heshiiyay mideynta casnhuuraha Gadista.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan
Ducaale Beyle oo warbaahinta la hadlay kulanka kadib ayaa faah
faahiyay go’aanadii ka soo baxay shirkooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0