Dowladda Somalia iyo Dowlad Goboleedyada oo ku heshiiyay Midaynta Canshuuraha Dalka (dhegayso)

Shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Wasiirada Maaliyadda
Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa kaga hadlay
dar-dargelinta arrimaha hanaanka qaadista canshuuraha Dalka iyo sidii
loo midayn lahaa,iyagoo maanta si gaar ah uga wada hadlay kana
heshiiyay mideynta casnhuuraha Gadista.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan
Ducaale Beyle oo warbaahinta la hadlay kulanka kadib ayaa faah
faahiyay go’aanadii ka soo baxay shirkooda.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com