Roobkii Gu’ga oo ka Curtay deegaano ka tirsan gobolka sanaag (dhegayso)

HomeWararka

Roobkii Gu’ga oo ka Curtay deegaano ka tirsan gobolka sanaag (dhegayso)

Roobkii gu’ga ayaa si rasmi ah uga Curtay Deegano ka mid ah gobolka sanaag , wakhtigan oo lagu jiro wakhtigii gu’gu Di’ijiray ayaa wax la soo sheega

RW ku xigeenka DFS oo u jawaabay Qaar kamid ah Mushariixina Madaxtinimada dalka
“Madaxwaynaha waxaan ugu baaqayaa in uu dalka iyo dadkaba heegan galiyo loona diyaar.
Camay oo $200,000 ka Guddoomay Guddiga Abbaaraha Heer Qaran

Roobkii gu’ga ayaa si rasmi ah uga Curtay Deegano ka mid ah gobolka sanaag , wakhtigan oo lagu jiro wakhtigii gu’gu Di’ijiray ayaa wax la soo sheegay in uu roobkii gu’gu uu ka bilaabmay Magaaladda Ceeri gaabo iyo Degmooyin ka mid ah sida Degmooyin kale.

Dhanka kale wax la soo sheegay in deegaanada miyiga ah ee ku teed san Magaaladda ceeri gaabo uu ka da’ay roob qaboojin ah .

Axmed shiikh Maxamed oo kamid ah waxgaradka degmada ceeri gaabo ayaa waxaa uu noo xaqiijiyay curada roobka gu’ga Axmed Sheekeeye ayuu Khadka telefoonka ugu warramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0