Roobkii Gu’ga oo ka Curtay deegaano ka tirsan gobolka sanaag (dhegayso)

HomeWararka

Roobkii Gu’ga oo ka Curtay deegaano ka tirsan gobolka sanaag (dhegayso)

Roobkii gu’ga ayaa si rasmi ah uga Curtay Deegano ka mid ah gobolka sanaag , wakhtigan oo lagu jiro wakhtigii gu’gu Di’ijiray ayaa wax la soo sheega

WARBIXIN: Guddiga gurmadka Qardho oo dhaqaale Wareejiyeey
Liiska Xubnaha Golaha deegaanka ee degmada Balanbale oo la shaaciyay (Akhriso)
Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Xaaladda Ammaan ee Muqdisho iyo Dagaalka Alshabab

Roobkii gu’ga ayaa si rasmi ah uga Curtay Deegano ka mid ah gobolka sanaag , wakhtigan oo lagu jiro wakhtigii gu’gu Di’ijiray ayaa wax la soo sheegay in uu roobkii gu’gu uu ka bilaabmay Magaaladda Ceeri gaabo iyo Degmooyin ka mid ah sida Degmooyin kale.

Dhanka kale wax la soo sheegay in deegaanada miyiga ah ee ku teed san Magaaladda ceeri gaabo uu ka da’ay roob qaboojin ah .

Axmed shiikh Maxamed oo kamid ah waxgaradka degmada ceeri gaabo ayaa waxaa uu noo xaqiijiyay curada roobka gu’ga Axmed Sheekeeye ayuu Khadka telefoonka ugu warramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: