Guddiga doorashooyinka Puntand oo soo bandhigay 5 Urur siyaasadeed oo iswaangaliyaay (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka Puntand oo soo bandhigay 5 Urur siyaasadeed oo iswaangaliyaay (dhegayso)

Guddiga dooraashooyinka Puntland oo maanta Shir Balaaran ku qabtay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa ka hadlay Mowqifkooda doorashooyinka kadhacaya Puntland 2019 .

Guddiga doorashooyinka ayaa sido kale Maanta diwaangaliyaay kudhawaad 5 Urursiyasadeed oo iswdiwaangaliyaay,Kuwaas oo kamid noqonaya Ururaradii ugu horeyaay ee isdiwaangaliya,waxaana Munaasabada goobjoog ka ahaa Masuuliyin katirsan Guddiga doorashooyinka iyo Masuuliyinka Xisbiyadda isdiwaangaliya.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC Cabdiraxmaan Diiriye (Shuuqe) oo shirka ka hadlay ayaa sheegay in shirka maanta isugu yimadeen tahay inay ka hadlan shaqooyinka Ururkooda iyo waxqabadkooda.

warbixintan Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa diyaariyaay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com