Warar kasoo baxaya xaaladda magaalada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe

HomeWararka

Warar kasoo baxaya xaaladda magaalada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe

Ururka Al-shabaab ayaa maanta oo Jimco ah weeraray degmada Balcad ee gobolka Shabelada dhexe. Weerarka ayaa wararku sheegayaan inuu uga yimid degma

Madaxweyne Gaas oo si Diirran Yataboori loogu soo Dhaweeyey (sawirro)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo cFataax Cumar Geeddi (Dhegayso)

Ururka Al-shabaab ayaa maanta oo Jimco ah weeraray degmada Balcad ee gobolka Shabelada dhexe.

Weerarka ayaa wararku sheegayaan inuu uga yimid degmada dhowr jiho oo ay kasoo weerareen Al-shabaab.

Wararka aan ka helayno degmada ayaa sheegaya in qaybo badan oo ka mid ah ay la wareegeen Al-shabaab dagaalkana uu wali kasocda degmada.

Lama oga sababta keentay weerarkan oo si lama filaan ah ku dhacay, mana jirto war kasoo baxay maamulka Hirshabelle.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0