MARTISOOR: iyo Eng Cabdulaahi Maxamed oo ah Mulkiilaha Shirkadd Soo saarta Cuntada (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR: iyo Eng Cabdulaahi Maxamed oo ah Mulkiilaha Shirkadd Soo saarta Cuntada (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Todobaadkan Eng Cabdulaahi Maxamed ismaacil oo ah Mulkiilaha Shirkad soo saarta Cuntada Morgaraysan ,shirkaddas oo lagu magacaabo Hooyo Macaan. Todobaadkan ayaan ku waraysanay Eng Cabdulaahi Magaaladda Boosaaso ,waxaana uu ku dheeraday Aas Aska shirkaddan ,Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman). http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a97fd87030100b23c0769ae/Martisoor_Tallman_bsso_Eng+Claahi+M+Ismacil-01-Mar-2018.mp3

MARTISOOR: Marxuum Careys Cabdullaahi Cali Mire iyo waayihiisii nolosha (dhegayso|daawo)
MAXAA KEENAY ISKU MILANKA DHAQANKA & NIDAAMKA DAWLIGA PUNTLAND? (daawo)
MARTISOOR – TAXANAHA 12AAD BAADIYAHA MUDUG ILLAA DATOORKII CROTONE, ITALY – WAA QAYB TAARIIKHDA CAJIIBKA EE DATOOR DHEGACADDE (daawo)

Kulanti wacan dhegaystiyaal kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Todobaadkan Eng Cabdulaahi Maxamed ismaacil oo ah Mulkiilaha Shirkad soo saarta Cuntada Morgaraysan ,shirkaddas oo lagu magacaabo Hooyo Macaan.

Todobaadkan ayaan ku waraysanay Eng Cabdulaahi Magaaladda Boosaaso ,waxaana uu ku dheeraday Aas Aska shirkaddan ,Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0