Beeralayda Puntland oo bilaabay  Abuurista Dalagyada kala duwan (dhegayso)

HomeWararka

Beeralayda Puntland oo bilaabay Abuurista Dalagyada kala duwan (dhegayso)

Beeralayda Puntland ayaa bilaabay in ay beeraan dalago horle oo aan ka bixijirin beeraha ku yaala deegaanada Puntalnd, dalagyadaas oo ah sida Galayda

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee somaaliya iyo Wafdi ay hogaaminayso ayaa waxay ka qayb galayaan Shirweynaha Sanadlaha ah ee Hay’adda Caafimaadka Aduunka oo ka furmay magalada Geneva ee Dalka Switzerland
Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Farriin siyaasadeed Musharrax Cali Xaaji Warsame: Caddaalad baa na deeqda (dhegayso/daawo)

Beeralayda Puntland ayaa bilaabay in ay beeraan dalago horle oo aan ka bixijirin beeraha ku yaala deegaanada Puntalnd, dalagyadaas oo ah sida Galayda , Haruurka ,iyo dalagyo kale.

Gobolada ay Cuntadan ka soo bixi doonto oo lagu beeray ayaa ayaa sadax Gobol oo kala ah Nugaal ,Sanaag ,iyo Heylaan.

Beeralayda ayaan horay loogu aqoonin beerashada dalagyada noocan oo kale ah .

Hadaba Gudoomiyaha Beeralayda Puntland C/casiis Ismaaciil Garaad ayaa dalagyada ay soo kor dhiyeen ugawaramay Radio daljir, Wariye Xasan Heykal ayuu qadka telfoonka ugu Waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: