MARTISOOR – TAXANAHA 12AAD BAADIYAHA MUDUG ILLAA DATOORKII CROTONE, ITALY – WAA QAYB TAARIIKHDA CAJIIBKA EE DATOOR DHEGACADDE (daawo)

MARTISOOR – TAXANAHA 12AAD   BAADIYAHA MUDUG ILLAA DATOORKII CROTONE, ITALY – WAA QAYB TAARIIKHDA CAJIIBKA EE DATOOR DHEGACADDE (daawo)

Dr. Cabdulqaadir Maxamed Jaamac (Dhegacade) bilowga Waraysi taariikheed dheer iyo noloshiisa cajiibka ah ee kasoo bilaabata wiil geela wax ka raaca oo ka tegey Miyiga Mudug oo noqday dhakhtarkii ugu cilmiga badnaa CROTONKA TALYAANIGA | Radio Daljir ayaa la fadhiistay shaqsigan cajiibka ah ee Soomaaliyeed oo asaasay mid ka mid ah xarumaha caafimaad ee ugu weyn Soomaaliya, waa Xarunta caafimaadka ee Gaalkacyo (GMC) oo sanadihii hore caan ku ahayd dayactirka iyo daawaynta Fistula, balse maanta waxay daryeel caafimaad oo dhameystiran u fidisay dhammaan bukaannada ka kala yimid Soomaaliya oo dhan. deegaanka Soomaalida Itoobiya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com