MARTISOOR: Marxuum Careys Cabdullaahi Cali Mire iyo waayihiisii nolosha (dhegayso|daawo)

Alle ha u naxariistee waxaa shalay oo taariikhdu aheyd 23 Janaayo 2019, Garoowe ku geeriyooday Taliyihii hore ee Ciidamada Daraawiishta Puntland, Janaraal Careys Cabdulaahi Cali Mire. Jan Careys ayaa hore xilal kala duwan uga soo qabtay Soomaaliya wuxuuna ahaa shaqsi ku weyn shacabka Puntland iyo guud ahaan umadda Soomaliyeed.

Jananka waxaa uu sannadkii 2013 marti u ahaa Radio Daljir waxa uuna nooga warramay waayihiisii nolosha.

Hoos kaga bogo.

Halkan kadaawo


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com