Xiisad Coladeed oo laga soo sheegayo Gobalka Galgaduud (dhegayso)

Xiisad Coladeed oo laga soo sheegayo Gobalka Galgaduud (dhegayso)

Ciidamo katirsan Qaybta 21aad ee Ciidanka Xooga Dalka somaliyeed ayaa
gaaray Deegaanka Bangeele e Gobolka Galgaduud halkaas oo ay kajirto
xiisad udhaxaysa Beelo ku kala abtirsada Caabudwaaq iyo Cadaado.

Cidamadaan ayaa ku guuleeystay in ay kala qaadaan maleeshiyaadka is
horfadhiyo iyagoona ku guuleestay xakamaynta xiisadii jirtay

Korneel Axmed Maxamed Guuleed oo katirsan Saraakiisha 21aad ee
gobollada dhexe ayaa arimahaas Daljir uga waramay.

Waxaa waraystay Cumar Lakiman

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com