Odayaasha Degmadda Jariiban ee Gobalka Mudug oo ka Cabanaya Wasaarada degaanka PL (dhegayso)

HomeWararka

Odayaasha Degmadda Jariiban ee Gobalka Mudug oo ka Cabanaya Wasaarada degaanka PL (dhegayso)

Cabdi xuseen Xirsi iyo Cabdulqaadir Cabdulle oo kamid ah waxgaradka degmada jariiban ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegeen inay cabasho ka qabaan da

Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Mansor, Daljir Doolow (dhegayso)
Gen Morgan oo Gaalkacyo lagu soo dhaweyeey (dhegayso/Sawiro)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cabdi xuseen Xirsi iyo Cabdulqaadir Cabdulle oo kamid ah waxgaradka degmada jariiban ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegeen inay cabasho ka qabaan dadka degmadaasi shaqo qoris ay wasaaradda deegaanka Puntland ay ka samaysay degmada Jariiban .

Shaqaalaha ayaa loo qorayaa siddii ay uga shaqayn lahaayeen xarrun lagu xannaaneeyo xayawaanaadka duur joogta oo dawladii hore ee soomaaliya ay lahayd balse hadda ay dayac tirtay Puntland.

Odoyaasha Jariiban oo la hadlay Idaacadda daljir ayaa xaqiijiyay in arrin cakiran ay ka taagan tahay degmadaasi kaddib markii la isku maan dhaafay qaabka wax u socdaan .

Wariye Axmed Sheekeeye ayaa arrimahaas ka warraystay odoyaasha degmada Jariiban .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0