Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha Puntland oo dignin soo saartay (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha Puntland oo dignin soo saartay (dhegayso)

Wasaaaradda shaqadda iyo shaqaalaha Puntland oo uga digtay ururada Dhalinyarada Puntland inay qabtaan kulamo aysan La socon wasaaradda iyo inteeda kal

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo ku Baaqay in la iska Kaashado hagaaajinta deegaanka.
Mirdhalka Shirka Dhuusamarreeb oo u muuqata mid dheer.
Ciidamadda dowladda oo degaano kala wareegay Alshabaab

Wasaaaradda shaqadda iyo shaqaalaha Puntland oo uga digtay ururada Dhalinyarada Puntland inay qabtaan kulamo aysan La socon wasaaradda iyo inteeda kale ..

Agaasimaha Guud ee wasaaradda shaqadda iyo shaqaalaha dhalinyarada iyo Sportiga Puntland ayaa war qoraal ah oo uuu soo saaray uga digay ururada dhalinyarada iyo kuwa kale ee ka hawgala inay qabtaan kulamo aysan dawladu la socon ka dib ayuu yiri markiii ay soo baxaday kulamo lgu tageerayo Madax kale duwan oo galkacyo iyo garoowe lgu qabtay ..

Qoraalkana ayaana ku socday wasaaradda arimaha gudaha iyo gudoomiyaasha degmooynkka Puntland Hadaba Agaasime tigaana ayaa arimahaas Radio uga waramay Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayuu u waramay oo garoowe jooga .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: