Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha Puntland oo dignin soo saartay (dhegayso)

Wasaaaradda shaqadda iyo shaqaalaha Puntland oo uga digtay ururada Dhalinyarada Puntland inay qabtaan kulamo aysan La socon wasaaradda iyo inteeda kale ..

Agaasimaha Guud ee wasaaradda shaqadda iyo shaqaalaha dhalinyarada iyo Sportiga Puntland ayaa war qoraal ah oo uuu soo saaray uga digay ururada dhalinyarada iyo kuwa kale ee ka hawgala inay qabtaan kulamo aysan dawladu la socon ka dib ayuu yiri markiii ay soo baxaday kulamo lgu tageerayo Madax kale duwan oo galkacyo iyo garoowe lgu qabtay ..

Qoraalkana ayaana ku socday wasaaradda arimaha gudaha iyo gudoomiyaasha degmooynkka Puntland Hadaba Agaasime tigaana ayaa arimahaas Radio uga waramay Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayuu u waramay oo garoowe jooga .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com