MARTISOOR: Afkaagu waa aqoonsigaaga iyo Qoraa Idaajaa (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR: Afkaagu waa aqoonsigaaga iyo Qoraa Idaajaa (dhegayso)

Waa mar kale iyo barnaamijkii Martioor. Asbuucaan waa asbuucii Afka Hooyo oo dalka laga xuso 21ka bisha Febraayo. Maanta waa Shukri Maxamed Afrax oo kamid aheyd wariyayaashii Radio Muqdisho oo soortay Axmed Idaajaa. Kaga bogo taariikhda afka hooyo. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a8e13f5050100c484adf411/Martisoor_Tallman_Bossaso_Qoraa+Idaajaa_22-Feb-2018.mp3

Dr. Saleebaan Ciise (Xaglatoosiye) ayaa marti ku ah barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Daljir
(Dhagayso) Barnaamijkii Martisoor Prof: Cali Khaliif Galayr
MARTISOOR – TAXANAHA 7aad ee CAASHA GEELLE: Balanqaadyo been ah, Xanibaad shaqo iyo Carqalado kala duwan ayay ka tabanayaan Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya (daawo)

Waa mar kale iyo barnaamijkii Martioor. Asbuucaan waa asbuucii Afka Hooyo oo dalka laga xuso 21ka bisha Febraayo. Maanta waa Shukri Maxamed Afrax oo kamid aheyd wariyayaashii Radio Muqdisho oo soortay Axmed Idaajaa. Kaga bogo taariikhda afka hooyo.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: