HomeUncategorizedMARTISOOR

(Dhagayso) Barnaamijkii Martisoor Prof: Cali Khaliif Galayr

Barnaamijka Martisoor oo 7aad waliba aad ka dhagaystaan Radio Daljir, waxaa marti ku ah Prof: Cali Khaliif Galayr oo ah Madaxwaynaha Khaatumo State, waxaana uu ka xog-waramayaa arrimo badan oo ay ka mid tahay sababta ay Khaatumo u hanaqaadi-wayday ? Soomaaliland iyo Hagar-daamada ay Khaatumo ku haso ? Iyo Xaaladda Soomaaliya.

MARTISOOR – Dr. Cabdulqaadir Maxamed Jaamac (Dr Dhegacade) Qaybtii labaad ee Waraysi taariikhi ah (daawo)
Dr. Saleebaan Ciise (Xaglatoosiye) ayaa marti ku ah barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Daljir
MARTISOOR: RW Kuxigeen Mahdi Maxamed Guuleed iyo khudbadiisii London (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor oo 7aad waliba aad ka dhagaystaan Radio Daljir, waxaa marti ku ah Prof: Cali Khaliif Galayr oo ah Madaxwaynaha Khaatumo State, waxaana uu ka xog-waramayaa arrimo badan oo ay ka mid tahay sababta ay Khaatumo u hanaqaadi-wayday ? Soomaaliland iyo Hagar-daamada ay Khaatumo ku haso ? Iyo Xaaladda Soomaaliya.


Barnaamijka waxaa daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed Tallman


Hoos ka dhagayso.
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: