Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir 13 – Febru – 2016 Wariye Jamaal Faarax Aadan Daljir Gaalkacyo

Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo waxaa daadihinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, qodobada barnaamijka caawa waxaa ka mid ah:
 
Puntland oo ku dhawaaqday Guddiga wax-ka qabashada Abaaraha Puntland
 
Guddoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee Talyaaniga oo waalidiinta Puntland uga digay Tahriibka dhalinyarada
 
Afhayeenka Issimada Puntland Garaad Ciid oo ku baaqay in shaqada laga Eryo Ergiga QM u qaabilsan Soomaaliya Mecheal Keating
Rako Raaxo oo gole deegaan loo samaynayo Iyo qodobo kale
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.
 

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *