Maamulka degmada Boocame oo ka cabanaya Wasaaradda deegaanka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka degmada Boocame oo ka cabanaya Wasaaradda deegaanka Puntland (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka degmada Boocame ee gobolka sool Axmed Cismaan karaaf ayaa sheegay inay ka cabanayaan shaqo qoris ay wasaaradda deegaanku ka samm

Maxay kawada hadleen Xasan sheekh & Madaxweynaha Hiirshabeele
Xildhibaano kacodsaday raysul wasaaraha in lasiidaayo siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Maxamuud Cartan ” Hadii la igu helo musuqmaasuq waxaan diyaaru ahay inaan xabsi u galo”

Guddoomiye kuxigeenka degmada Boocame ee gobolka sool Axmed Cismaan karaaf ayaa sheegay inay ka cabanayaan shaqo qoris ay wasaaradda deegaanku ka sammaysay degmada taasi oo sharciga baal marsan .

Axmed Cismaan ayaa waxa uu sheegay in shaqaale ka socday wasaaradda deegaanka ay amar la’aan dad shaqaale deegaan ilaa liyayaal ah uga qorteen ,iyagoon la socod siin maamulka degmada .
Wuxuu u warrmaya Axmed Sheekeeye .
Sidoo kale xoghayaha degmada boocame Maxamed Xassan Jaamac ayaa isna noo xaqiijiyay jiraanta cabashada ay ka qabaan arrintaasi .
Axmed Sheekeeye ayuu isna  u warramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: