Maamulka degmada Boocame oo ka cabanaya Wasaaradda deegaanka Puntland (dhegayso)

Maamulka degmada Boocame oo ka cabanaya Wasaaradda deegaanka Puntland (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka degmada Boocame ee gobolka sool Axmed Cismaan karaaf ayaa sheegay inay ka cabanayaan shaqo qoris ay wasaaradda deegaanku ka sammaysay degmada taasi oo sharciga baal marsan .

Axmed Cismaan ayaa waxa uu sheegay in shaqaale ka socday wasaaradda deegaanka ay amar la’aan dad shaqaale deegaan ilaa liyayaal ah uga qorteen ,iyagoon la socod siin maamulka degmada .
Wuxuu u warrmaya Axmed Sheekeeye .
Sidoo kale xoghayaha degmada boocame Maxamed Xassan Jaamac ayaa isna noo xaqiijiyay jiraanta cabashada ay ka qabaan arrintaasi .
Axmed Sheekeeye ayuu isna  u warramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com