Xildhibaano kacodsaday raysul wasaaraha in lasiidaayo siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

HomeWararka

Xildhibaano kacodsaday raysul wasaaraha in lasiidaayo siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Inka badan kow iyo toban xildhibaan oo katirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan saacado badan qaatay xalay kula yeeshay magaalada Mu

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka DDM iyo Wariye Faadumo dagan (Daawo)
Musharixinta Jubbaland oo ka horyimid xildhibanada xalay lagu dhawaqay

Inka badan kow iyo toban xildhibaan oo katirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan saacado badan qaatay xalay kula yeeshay magaalada Muqdisho raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre.

Xildhibaanada ayaa ka codsaday in lasii daayo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ay ciidamada nabad sugidda ee Soomaaliya ay ka qabteen hoygiisa, kadibna iska horimaad ciidankiisa ay la galeen ay sababtay dhimashada shan ka mid ah ilaaliladiisa gaarka siyaasigan oo horay wasiir uga soo noqday dowladdii KMG ahayd ee Sheekh Shariif.

Warar kasoo baxaya kulanka raysal wasaaraha iyo xildhibaanada ayaa sheegaya in kulanka uu kusoo dhamaaday isfaham waa.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: