Warar dheeraad ah weerar xalay kadhacay Afgooye

HomeWararka

Warar dheeraad ah weerar xalay kadhacay Afgooye

Ururka Al-shabaab ayaa xalay weeraray saldhigyo ay ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose. Sarkaal katirsan

Hay’adda ICRC oo ka walaacsan xaaladda shaqaalle u dhashay Jermalka oo Muqdisho lagu afduubtay
Dhismaha Dekedda Garacad iyo goorteeda dhammaansho (dhegayso)
BASADIIR mise Hon Farhan Diraac: Qosol & Madadaalo (daawo)

Ururka Al-shabaab ayaa xalay weeraray saldhigyo ay ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose.

Sarkaal katirsan ciidamada xooga dalka oo lagu magacaabo Col Jaamac Muraad ayaa sheegay weerarkaasi inay ku dhaawaceen afar ka mid ah kooxdii weerarka soo qaaday, ayna ciidamada iska caabiyeen.

Waxaa uu sheegay xaaladda inay hadda tahay mid degan oo ay ciidamadu ku raad joogaan kooxihii weerarka gaystay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: