Ciidamada dowladda oo ka baxay deegaanadii ay shalay kala wareegeen Al-shabaab

Ciidamada dowladda oo ka baxay deegaanadii ay shalay kala wareegeen Al-shabaab

Ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya iyo kuwa cadaan ah oo shalay la wareegay deegaano hoos yimaada degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose ayaa dib uga baxay deegaanadaasi.

Ururka Al-shabaab ayaa dib ula wareegay tuulooyinka  Bariire,Awdheegle iyo tuulooyin kale oo ay la wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya , kadib markii ay saakay ka baxeen.

Guddoomiye kuixgeenka gobolka Shabeelada hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdule ayaa sheegay in lagu burburiyay hub iyo saldhigyo ay lahaayeen ururka Al-shabaab, kamana hadlin sababta ay ciidamada ay dib uga baxeen.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com