Warar dheeraad ah weerar xalay kadhacay Afgooye

Ururka Al-shabaab ayaa xalay weeraray saldhigyo ay ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose.

Sarkaal katirsan ciidamada xooga dalka oo lagu magacaabo Col Jaamac Muraad ayaa sheegay weerarkaasi inay ku dhaawaceen afar ka mid ah kooxdii weerarka soo qaaday, ayna ciidamada iska caabiyeen.

Waxaa uu sheegay xaaladda inay hadda tahay mid degan oo ay ciidamadu ku raad joogaan kooxihii weerarka gaystay.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com