Boqol iyo lixdan ka mid ah ciidamada Somaliland oo ku biiray Puntland(dhegayso)

HomeWararka

Boqol iyo lixdan ka mid ah ciidamada Somaliland oo ku biiray Puntland(dhegayso)

Boqol iyo lixdan ka mid ah ciidamada Somaliland ayaa ku biiray Puntland, kuwaasi oo markii hore ka goostay Puntland. Ciidamadan ayaa ku sugnaa deeg

Taliyaha Saldhiga Burtinle oo ka warbixiyey Ilmo yar oo Saaka Subixii hore laga helay dariiq cidla
Ciidamada Ammaanka oo Muqdisho ku qabtay nin soo xirtay dharka dumarka
MAXAY U XIRANTAHAY XARUNTII CAAFIMAADKA EE DEGMADA XUMBAYS? (daawo)

Boqol iyo lixdan ka mid ah ciidamada Somaliland ayaa ku biiray Puntland, kuwaasi oo markii hore ka goostay Puntland.

Ciidamadan ayaa ku sugnaa deegaanka Caraweyn , waxaana lagu soo dhoweeyey magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Gaashaanle Sare Cabdirisaaq Cismaan Gar’adag oo ka mid ahaa Saraakiishii hogaamineysay Ciidamada soo goystay ayaa sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen Maamulka Soomaaliland.

Xildhibaano katirsan Puntland oo ku sugnaa deegaanka Carawayn ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan ciidamada dib ugu soo laabtay Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: