Jubbland oo soo bandhigay Ajaanib katirsan Alshabaab (Sawiro)

HomeWararka

Jubbland oo soo bandhigay Ajaanib katirsan Alshabaab (Sawiro)

Ciidamadda Booliska Jubbaland ayaa maanta Magaaladda Dhoobley ee Gobalka Jubadda Hoose kuso bandhigay Ajaanib la sheegay inay yihiin Alshabaab,kuwaas

France oo ciidamo dheeri ah u diraysa wadamada Sahel
Xoolo dhaqato lagu dilay gobalka Bari degaano katirsan (dhegayso)
Madaxweynaha dalka Jabuuti oo Maanta hortagaya Xildhibaannada labada Aqal

Ciidamadda Booliska Jubbaland ayaa maanta Magaaladda Dhoobley ee Gobalka Jubadda Hoose kuso bandhigay Ajaanib la sheegay inay yihiin Alshabaab,kuwaas oo lagu soo qabtay howl gal ay sameyeen Ciidanka Jubbaland.

Booliska ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Sadex ruux oo la sheegay labo kamid ah inay u dhasheen Dalka Tansaaniya ,halka midka kalena uu u dhashay dalka kenya.

Saraakisha jubbaland oo warbaahinta kula hadlay halka lagu soo bandhigayaay Sadexdan Nin ayaa shegay in raggaan ay ka soo qabteen iyaga oo ka sii gudbaya Dhinaca Xadka gaar ahaan halka loo yaqaano tuulo Barwaaqo oo 12km u jirta Magaalada Dhoobley.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: