Xoolo dhaqato lagu dilay gobalka Bari degaano katirsan (dhegayso)

Xoolo dhaqato lagu dilay gobalka Bari degaano katirsan (dhegayso)

Waxgadaka Cuqaasha iyo Nabadooda ku dhaqan degmada Xubyas oo maanta la soo xiriiray Radio daljir ayaa waxa ay sheegeen in ay ka xunyihiin Falkii dhawaan lagu dilay Afar qof oo Xoolo dhaqato ah kaas oo kal dhacay Tuulada dhuudo .

Waxa ay sheegeen in Maadaama ay yihiin beesha lagu tumayo in dhalinyarada falkaasi gaysatay ay ka soo jeedaan in ay kaxunyihiin marka hore falkaasi dhacay ee dadka xoolo dhaqatada lagu laayay , waxay sidoo kale sheegeen odayasha in ay cambaaraynayaan lana xaali doonaa dadkii dhibtasi ay ku dhacday ee walalahooda ah .

Waxa ay sheegeen in ay dowladda ay kala shaqayso sidii dadkaasi loo horkeeni laha sharciga.

Hadaba odayaashasi kulanka qabtay ayaa waxa ay la soo xiriireen istuudiyaha daljir ee Bosaaso , Wariye Xasan Heykal ayay uwarameen

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com