Jubbland oo soo bandhigay Ajaanib katirsan Alshabaab (Sawiro)

Ciidamadda Booliska Jubbaland ayaa maanta Magaaladda Dhoobley ee Gobalka Jubadda Hoose kuso bandhigay Ajaanib la sheegay inay yihiin Alshabaab,kuwaas oo lagu soo qabtay howl gal ay sameyeen Ciidanka Jubbaland.

Booliska ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Sadex ruux oo la sheegay labo kamid ah inay u dhasheen Dalka Tansaaniya ,halka midka kalena uu u dhashay dalka kenya.

Saraakisha jubbaland oo warbaahinta kula hadlay halka lagu soo bandhigayaay Sadexdan Nin ayaa shegay in raggaan ay ka soo qabteen iyaga oo ka sii gudbaya Dhinaca Xadka gaar ahaan halka loo yaqaano tuulo Barwaaqo oo 12km u jirta Magaalada Dhoobley.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com