Qaar kamid ah  dhaawacyadi dabki Garoowe oo geeriyooday

HomeWararka

Qaar kamid ah dhaawacyadi dabki Garoowe oo geeriyooday

Tiradda dhimashada dadkii ku waxyeeloobay dabkii dhawaan qabsaday kaalin shidaal oo kutaal Isgoyska wadada bulsho ee magaaladda Garoowe ayaa hadda gaa

Cabsi soo wajahday ciidamada Mareykanka ee ku sugan xadka Kuuriyada Waqooyi
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Karkaar G/sare Xuseen Cali Maxamuud oo shacabka qardho Fariin u diray
Issimadda SSC oo Si buuxda ugu tageeray Puntland & Xoreynta Gobalka Sool (dhegayso)

Tiradda dhimashada dadkii ku waxyeeloobay dabkii dhawaan qabsaday kaalin shidaal oo kutaal Isgoyska wadada bulsho ee magaaladda Garoowe ayaa hadda gaartay 7 ruux sida ay xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadku.

2 ruux oo kamid ahaa dadkii loo qaaday Magaaladda Muqdisho ayaa ku geeriyooday cisbitaalka Madiina ee Magaaladda Muqdisho .

Saraakiisha wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa warbaahinta xaqiijiyay maalin dhimashada ruux oo mid gabar ahayd.

Khasaaraha kale ee ka dhashay dabkaasi ayaa isugu jiray mid hantiyadeed iyo mid maaliyadeed waxaana gabi ahaanba buburay dhammaan goobihii ganacsi ee aagaas kuyaalay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: