Issimadda SSC oo Si buuxda ugu tageeray Puntland & Xoreynta Gobalka Sool (dhegayso)

Issimadda SSC oo Si buuxda ugu tageeray Puntland & Xoreynta Gobalka Sool (dhegayso)

Kulan magaaladda Buhoodle ku yesheen Magaaladda Buhoodle ee Gobalka Cayn waxay tageero xoogan u muujiyeen Dowladda Puntland iyo Ciidanka Difaaca Puntland xoreyntay ugu jiraan gobalka Sool ee Puntland.

Waxgaradkan Buhoodle ku shiray ayaa sheegay in Puntland mar walba ay garabtaganyihiin ,isla markaana Puntland ay kula jraan dagaalka looga saarayo gobalka Sool Ciidamadda Somaliland.

Warbxin iid Maxamed Cabdi ayaa kaso diray Buhoodle

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com