Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Garoowe kusoo laabtay ,kana warbixiyaay Shirkii Nigeria (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Garoowe kusoo laabtay ,kana warbixiyaay Shirkii Nigeria (dhegayso)

Guddoomyaha Barlamaanka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ay kusugnaayeen Dalka Nigeria ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Puntland ee Garoowe ,isago kawr bixiyaay Shirkii uu kaga qayb galay Dalka Nigeria. Axmed Cali Xaashi Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa sheegay in guul uu kuso dhamaaday shirkaas,isla markaana guulo la taaban karro laga gaaray waxyaabihii looga hadlay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6f1e20020100dbd8213ba6/Axmed+Cali+xaashi+Gudoomiyaha+B+PL.mp3

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Booliska Faransiiska oo gaaska dadka ka ilmaysiiya u adeegsaday dibadbaxyadii ugu xooganaa ee Paris
Faahfaahin Qaraxii Mudisho & khasaarihii ka dhashay

Guddoomyaha Barlamaanka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ay kusugnaayeen Dalka Nigeria ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Puntland ee Garoowe ,isago kawr bixiyaay Shirkii uu kaga qayb galay Dalka Nigeria.

Axmed Cali Xaashi Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa sheegay in guul uu kuso dhamaaday shirkaas,isla markaana guulo la taaban karro laga gaaray waxyaabihii looga hadlay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: