Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Garoowe kusoo laabtay ,kana warbixiyaay Shirkii Nigeria (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Garoowe kusoo laabtay ,kana warbixiyaay Shirkii Nigeria (dhegayso)

Guddoomyaha Barlamaanka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ay kusugnaayeen Dalka Nigeria ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Puntland ee Garoowe ,isago kawr bixiyaay Shirkii uu kaga qayb galay Dalka Nigeria.

Axmed Cali Xaashi Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa sheegay in guul uu kuso dhamaaday shirkaas,isla markaana guulo la taaban karro laga gaaray waxyaabihii looga hadlay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com