Barlamaanka Jubbaland oo Xasanadi ka qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Akhriso)

HomeWararka

Barlamaanka Jubbaland oo Xasanadi ka qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay gudiga Anshaxa ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in xasaanadii laga qaaday Xildhibaan Axmed Cab

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Dhismaha Wajiga 3aad ee laamiga Burtinle oo socda (dhegayso)
Bulshada Degmada Burtinle oo Aragtidooda ka dhiibtya Go,aanki Isimada SSC Khaatumo

Qoraal ka soo baxay gudiga Anshaxa ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in xasaanadii laga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan.

Gudiga ayaa Xildhibaanka waxa ay ku eedeeyeen in uu galay faldambiyeed la xiriira been abuur iskahor keenid iyo qalqal gelin Gayiga Jubbaland iyo in uu keenay mooshin been abuur ah sidaasna ay xasaanadii uga qaadeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: