Taliyaha Saldhiga Garoowe oo ka hadlay Amniga Caasimadda (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Saldhiga Garoowe oo ka hadlay Amniga Caasimadda (dhegayso)

Taliyaha Saldhig Garoowe Maxamuud muuse bille fadafuul oo garoowe shirjaraaid qabtay ayaa ka hadlay Amniga Caasimada Puntland ee Garoowe. Taliyaha wuxuu sheegay Hawgalo balaran oo Caasimada Laga Fuliyay in lagu Guulaystay Wax ka qabashadda Xaaladaa,Amnaani ee Garoowe. Fardafuu ayaa digniin u diray dhalinyarada falaalka Amni darro ka geeysta Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6f16c4010100ec8eaf66e4/Shir+jaraaid+Taliyah+Saldhiga+Garoowe+Fada+fuuul.mp3

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Dhuusamareeb (dhegayso)
Madaxwayne Farmaajo oo u dhoofay Asmara, muxuu socodku daaranyahay? (dhegayso)
Xasan Sheekh oo boggaadiyay dadaalada mideynta iyo dib u heshiisiinta Galmudug

Taliyaha Saldhig Garoowe Maxamuud muuse bille fadafuul oo garoowe shirjaraaid qabtay ayaa ka hadlay Amniga Caasimada Puntland ee Garoowe.

Taliyaha wuxuu sheegay Hawgalo balaran oo Caasimada Laga Fuliyay in lagu Guulaystay Wax ka qabashadda Xaaladaa,Amnaani ee Garoowe.

Fardafuu ayaa digniin u diray dhalinyarada falaalka Amni darro ka geeysta Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: