Taliyaha Saldhiga Garoowe oo ka hadlay Amniga Caasimadda (dhegayso)

Taliyaha Saldhiga Garoowe oo ka hadlay Amniga Caasimadda (dhegayso)

Taliyaha Saldhig Garoowe Maxamuud muuse bille fadafuul oo garoowe shirjaraaid qabtay ayaa ka hadlay Amniga Caasimada Puntland ee Garoowe.

Taliyaha wuxuu sheegay Hawgalo balaran oo Caasimada Laga Fuliyay in lagu Guulaystay Wax ka qabashadda Xaaladaa,Amnaani ee Garoowe.

Fardafuu ayaa digniin u diray dhalinyarada falaalka Amni darro ka geeysta Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com