Qoys ku geeriyooday shil gaari oo kadhacay magaalada Laascaanood (dhegayso)

HomeWararka

Qoys ku geeriyooday shil gaari oo kadhacay magaalada Laascaanood (dhegayso)

Ilahay ha u naxaristee waxaa saaka shil gaari ku geeriyooday dad isku qoys ah oo safar u ahaa magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland, waxaana ay aha

Puntland | Ololaha xoolo daaweynta oo ka bilowday iyo fariin ku socota Xoolo dhaqatada
Abdi Washara,Youth leader in Aysha, shot dead by military sniper for a daring statement
Nabadoon Cusub oo lagu caleema saaray Qardho (dhegayso)

Ilahay ha u naxaristee waxaa saaka shil gaari ku geeriyooday dad isku qoys ah oo safar u ahaa magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland, waxaana ay ahaayeen laba hooyo iyo carruur ay waalidiin u yihiin oo dhamaantood ka tagay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Dadka Dhintay ayaa lagu kala Magacaba jiray Burhaan Koosin Cigaal iyo Hooyadii Caanood Afrax Ereg  iyo Gabar ay Eeda u tahay Caanod Afrax Eereg oo Lagu Magacabi jiray Fadaumo Dhigo Cigaaal.
Hadaba Cabdullaahi Gaafaa Kaarshe waxaa uu ka mid yahay ehalada dadka shilka ku geeriyooday, wariyaheena Cabdixakiin Xuseen ayuu uga waramay dhacdadan argagaxa leh
Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: