Koonfur Galbeed oo qaaday howlgal ka dhan ah Al-shabaab

HomeWararka

Koonfur Galbeed oo qaaday howlgal ka dhan ah Al-shabaab

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa qaaday howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo ay ka fuliyeen ciidamada ammaanka ee maamulkaasi waddooyinka isku xir

XUBINTA SICIRKA IYO SUUQA OO MAANTA KA IMAANAYA DEGMADA BURTINLE (DAAWO)
Shacabka gobolka Sitti ee DDS oo ka bannaanbaxaya xasuuqa lagu hayo shacabka deegaanka
Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug oo markii labaad dib u dhac ku yimid

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa qaaday howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo ay ka fuliyeen ciidamada ammaanka ee maamulkaasi waddooyinka isku xira Bardaale iyo Qansaxdheere ee gobolka Baay.

Afhayeenka maamulka Nuuradiin Abuukar ayaa sheegay howlgalkan in lagu dilay tiro ka mid ah Al-shabaab, kuwana la qabtay.

Waxaa uu ku eedeeyey inay wadada ay ugali jireen gaadiidka isaga kala gudba labada degmo.

Ciidamada Koonfur Galbeed ayaa wajahaya dagaalo kaga imaanaya Al-shabaab oo wali ku sugan meelo aan ka fogayn magaalada Baydhabo ee uu ku shaqeeyaan madaxda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: