Siyaasi  Sandule: “Muuse Bixiyoow Waxaan arka adigoon labaatan Casho jirsan inaad Ciidan u dhaqaajiso Tukaraq mid Xaaran ah”  (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Sandule: “Muuse Bixiyoow Waxaan arka adigoon labaatan Casho jirsan inaad Ciidan u dhaqaajiso Tukaraq mid Xaaran ah” (dhegayso)

Siyaasi Cali Sandule oo kamid ah siyaasiyinta Maamulka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay Xiisada coladeed ee katagaan Degaanka Tukaraq ee gobalka so

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xaaf iyo Nicolas Haysom ?
Madaxwayne Deni “Hooyadu inay qarin waxa gabadheeda lagu sameeyey waa horumar la gaaray” (dhegayso)
Baaq Nabadeed oo ka yimid Caasha Gelle oo Ka mid ah Waayeelka iyo Siyaasiyiinta Puntland

Siyaasi Cali Sandule oo kamid ah siyaasiyinta Maamulka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay Xiisada coladeed ee katagaan Degaanka Tukaraq ee gobalka sool iskuna horfadhiyaan Ciidamadda Puntland iyo Kuwa Somaliland.

Wuxuu sheegay in Muuse biixi dalka dagaal galin rabo isago Wakhti baddan ku fadhiyin kursiga,Wuxuna sheegay in Somaliland gobaleedeeda haysato ,isago sheegay in tulooyin kooban kamaqanyihiin gacanta Somaliland,balse loo baahna qaab kale inuu u Wajaho xaaladda Tukaraq.

Siyaasigan ayaa sido kale ka hadlay socdaalka Farmaajo ee Puntland isago sheegay in madaxda DFS imaan karaan gobalaadooda ,isla markaana dhib kujirin.

Hoos kadhegayso codkiisa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: