Siyaasi Sandule: “Muuse Bixiyoow Waxaan arka adigoon labaatan Casho jirsan inaad Ciidan u dhaqaajiso Tukaraq mid Xaaran ah” (dhegayso)

Siyaasi Cali Sandule oo kamid ah siyaasiyinta Maamulka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay Xiisada coladeed ee katagaan Degaanka Tukaraq ee gobalka sool iskuna horfadhiyaan Ciidamadda Puntland iyo Kuwa Somaliland.

Wuxuu sheegay in Muuse biixi dalka dagaal galin rabo isago Wakhti baddan ku fadhiyin kursiga,Wuxuna sheegay in Somaliland gobaleedeeda haysato ,isago sheegay in tulooyin kooban kamaqanyihiin gacanta Somaliland,balse loo baahna qaab kale inuu u Wajaho xaaladda Tukaraq.

Siyaasigan ayaa sido kale ka hadlay socdaalka Farmaajo ee Puntland isago sheegay in madaxda DFS imaan karaan gobalaadooda ,isla markaana dhib kujirin.

Hoos kadhegayso codkiisa


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com