Madaxweynaha Koonfur Galbeed shariif xasan oo Dhuusa-mareeb gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed shariif xasan oo Dhuusa-mareeb gaaray (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa gaaray magaaladda dhuusa-mareeb,halkaas oo si diiran madaxda galmudug ugu soo Dhaweeyayen. Waxaa Garoonka Diyaarada Kusoo Dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir intaas Kadib Ayaa Waxaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Loo Gudbiyay Xarunta Gobolka Waxa Uuna Halkaasi Kula Hadlay Warbaahinta. Hoos kadhegayso codka http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5a5f5540020100012b182580/Codka+Madaxweynaha+Koonfur+Galbeed+Dhuusamarreeb.mp3

Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay Miisaaniyada Galmudug 2021
Madaxweynayaasha Puntland iyo Koofurgalbeed oo safar dibadda ah u ambabaxay
Xage Maraysa dhismaha dekadda Garacad? (dhegayso | daawo )

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa gaaray magaaladda dhuusa-mareeb,halkaas oo si diiran madaxda galmudug ugu soo Dhaweeyayen.

Waxaa Garoonka Diyaarada Kusoo Dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir intaas Kadib Ayaa Waxaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Loo Gudbiyay Xarunta Gobolka Waxa Uuna Halkaasi Kula Hadlay Warbaahinta.

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: